Isbadal ku yimid Biyaha Wabiga Shabelle ee mara Baladweyne iyo Sun looga shakiyay

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in isbadal ku yimid biyaha wabiga Shabelle ee dhax mara magaalada Baladweyne, waxaana jira walaac xoogan oo laga muujiyay isbadalka ku yimid biyahaasi. Dadka ku dhaqan magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in uu isbadalay midabka biyaha iyo urtooda, waxa ayna dadka sheegeen in midabka biyaha … Continue reading Isbadal ku yimid Biyaha Wabiga Shabelle ee mara Baladweyne iyo Sun looga shakiyay